Toogasho dhimasho & dhaawac sababtay oo ka dhacday Maraykanka (Daawo Sawirro)

Toddobo askari oo ka tirsan booliska  Maraykanka ayaa la toogtay, mid ka mid ah ayaana aad u dhaawacmay, arrintaasi waxay ka dhacay South Carolina, sida ay masuuliyiin sheegeen. Booliiska magaalada Florence ayaa ka jawaabayay codsi caawimaad ah oo laga soo dalbaday. Nin hubaysan oo carruur afduubtay ayay askarta is hor fadhiyeen labo saacadood, ka hor … Continue reading Toogasho dhimasho & dhaawac sababtay oo ka dhacday Maraykanka (Daawo Sawirro)